Madaxwaynaha Somaliland Iyo Dhigiisa Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Jabuuti Iyo Madaxwayne Geele Oo Ka Hadlay Ujeedada Kulan Madaxda labada Dal! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Dhigiisa Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Jabuuti Iyo Madaxwayne Geele Oo Ka Hadlay Ujeedada Kulan Madaxda labada Dal!
December 28, 2023 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo saaka u anbabaxay dalka jabuuti ayaa maanta galinkii danbe kulan la qaatay madaxwaynaha jabuuti iyo madaxwaynaha somaliya.

Shirka dalka jabuuti uga furmay madaxda somaliya iyo Somaliland oo uu madaxwaynaha dalka jabuuti oo isagu isku keenay ayaa ka hadlay ujeedada kulanka xasan sheikh iyo muuse biixi isagoo sheegay in dawladiisu ku guulaysatay sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya ooh ore u istaagay

 

Qoraal lagu baahiyay pageka dhinaca facebookga ee madaxwaynaha dalka jabuuti oo ku qornaa luuqada ingiriisiga ayaa lagaga hadlay kulanka madaxwayne biixi iyo xasan sheikh

Wuxuna udhignaa Sidan;

President Guelleh opens the way to resume talks between Somalia and Somaliland

The Head of State, His Excellency Ismail Omar Guelleh, through the provision of a discussion and mediation platform, opened the way for the resumption of talks between the Federal Republic of Somalia and Somaliland.

Speaking this Thursday at the Palais de la République, the resumption of talks between Somalia and Somaliland took place in the form of a hearing of direct interviews between President Hassan Cheikh Mahamoud and President Moussa Bihi Abdi.

By restoring the dialogue between the two parties on one of the most crucial topics engaging their future, Djiboutian diplomacy thus succeeds, under the auspices of President Guelleh, the feat of breaking the mutism between Somalia and Somaliland, on the main issue of their clash.

Insignificant mark of the equal confidence that the Head of State of Djibouti inspires with the main leaders of Somalia and Somaliland, the two sides are willing to resume, under his mediation, the talks that have been suspended since 2019.

Source: Madaxwayne Geele

COMMENTS
LINKS