Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Oo Soo Gaadhay Boorama, Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobolka Salel. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Oo Soo Gaadhay Boorama, Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobolka Salel.
December 19, 2023 - Written by Editor:

Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Ayaa  Soo Gaadhay  Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama, kuwaasi oo dhanka kale Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobolka Salel oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo colaad hurin kara.

COMMENTS
LINKS