Madax-dhaqameedka Beelaha Arab Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaalada Dalka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beelaha Arab Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaalada Dalka Jsl.
December 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha arab iyo gudiyada beesha oo uu hormuud uyahay suldaanka guud ee beeshu ayaa war murtiyeed kasoo saaray xaalada dalka somaliland, dagaalada udhexeeya beelaha habarjeclo iyo dhulbahante, ceel afwayn iyo nabadaynta beelo wada dega gobolka salal.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS