Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Aan La Iibin Karin Dhulka Xaafada Iidaan Ee Dhawaan La Dajiyay Dad Shacab Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Aan La Iibin Karin Dhulka Xaafada Iidaan Ee Dhawaan La Dajiyay Dad Shacab Ah.
December 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa saaka kormeeray dhulka cusub ee la dajiyay dad laga soo raray magaalada hargaysa ee xaafada iidaan

Sidoo kale maayar mooge ayaa amar ku bixiyay in aanay dhulka dadkan lasiiyay aan la iibin karin cidii falkaasi ku kacda talaabo ay ka qaadi doonaan.

COMMENTS
LINKS