Maamul Goboleedka Punthland Oo Si Adag Uga Soo Horjeedsatay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmay Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamul Goboleedka Punthland Oo Si Adag Uga Soo Horjeedsatay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmay Jabuuti.
December 29, 2023 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka somaliya ee Punthland siciid Dani ayaa si cadho leh uga hadlay wada hadalada madaxwaynayaasha somaliland iyo somaliya uga furmay magaalada jabuuti isagoo sheegay in aana suurto gal ahayn wada hadal ay iyagu ka maqan yihiin in aanu dhacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS