Khilaafkii Udhexeeyay Maayarka Caasimada Iyo Maayar Kuxigeenkiisa Oo La Soo Afjaray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaafkii Udhexeeyay Maayarka Caasimada Iyo Maayar Kuxigeenkiisa Oo La Soo Afjaray!
December 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Khilaaf maalmihii udanbeyay udhexeeyay maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge iyo maayar kuxigeenkiisa khaddar kaasi oo ay dibada usoo baxeen qoraal ay iskugu jawaabayeen ayaa galabta lasoo gabo gabeeyay

Soo afjarida khilaafka masuuliyiinta fulinta dawlada hoose ee hargaysa ayaa waxaa ka shaqeeyay gudida joogtada ee golaha deegaanka caasimada oo uu hormuud uyahay xildhibaan aadan jaamac xadi “mideeye”

COMMENTS
LINKS