Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Ayaa 31qof Oo Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalkoogii! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Ayaa 31qof Oo Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalkoogii!
December 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka somaliland ayaa maanta madaarka cigaal ee caasimada hargaysa ka dhoofisay 31qof oo qaxoonti itoobiyaan ahaa oo dalbaday in dib loogu celiyo dalkooga itoobiya kaasi oo ay iska kaashadeen haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha jsl iyo haayada iom

Agaasimaha waaxda soo noqdayaasha iyo mangalyo doonka ee haayada qaxoontiga jsl rooble ibraahim axmed ayaa ka warbixiyay dib ucelinta qaxoontigan itoobiyaanka ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS