Gudoomiye Kuxigeenka Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Amal Bank Ka Hirgalisay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Amal Bank Ka Hirgalisay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale.
December 18, 2023 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka baanka dhexe ee somaliland oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale Iyo maamulka Amal Bank ayaa xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo Amal bank ka dhisatay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley.

Sidoo kale maamulka Amal bank ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ay xarunta baan uga fureen magalada wajaale iyo faa,iidooyinka ay uleedahay ganacsatada magaalada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS