Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Sheegay In Aanu Gudoomiye Saleebaan Hor Istaagi Karin Xeerka Isasaarka Doorashooyinka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Sheegay In Aanu Gudoomiye Saleebaan Hor Istaagi Karin Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
December 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa dhaar ku maray in aanu gudoomiyaha Golaha Guurtida saleebaan gaal hor istaagi Karin xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtida horyaala islamarkaana indhihiisa oo shan ah la hormarin doono ansixintiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS