“Fashilkii Xukuumada Somaliland Kaga Dhacay Laascanood, Yaan Dadka Reer Miyiga Ah”xil. axmed Khaliif | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Fashilkii Xukuumada Somaliland Kaga Dhacay Laascanood, Yaan Dadka Reer Miyiga Ah”xil. axmed Khaliif
December 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif jaamac saalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dagaal markale ka dhex qarxay beelaha walaalaha ee wada dega ceel afwayn, dagaalka xukuumadu abaabulay ee ay ku waajayso gobolka sool iyo arimaha kale oo xasaasiya.

COMMENTS
LINKS