|
|||||
WAJAALE NEWS
Fanaanad Reer Somaliland Oo Fashilisay Shirqoolada Is Huwan Ee Ku Socda Jsl.
December 5, 2023 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Fanaanad Halgamaa Shamis Cali Faarax “Shamis Qarda-Jeex” oo kamid ah dadkii usoo halgamay dib ulasoo noqoshada jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadashay xaaladaha siyaasadeed ee xiligan ka taagan dalka iyo duulaamada midabada badan ee lagu soo qaaday iyadoo Fashilisay Shir-qoolada Is Huwan ee Somaliland ku socda. Dhanka kale Fanaanad shamis qarda jeex ayaa baaq culus udiray beelaha walaalaha ee wada dega gobolada salal iyo awdal halka ay ka bogaadisay beesha habar jeclo iyo difaaca ay ugu jiraan qarannimada Somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAHFAAHSAN; Related posts:Daawo:Muj Cali Guray Oo Saaka Ka Qayb Galay Xil Wareejinta Laba Wasiir Iyo Khudbadii Uu Jeediyey Xildhibaanada Aqlabiyada Golaha Wakiilada Oo Kulan Yeeshay Iyo Xil. Maxamed Xasan Oo Ka Warbixiyay U... VIDEO:- Muftiga Weyn Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Iyo Waxyaabihi Ugu Layaabka Badnaa Ee Xajk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|