“Doorashadu Waa Waajibaad, Waajibaadkana Cidna Lama Baryo, Waa qasab In Doorasho la Qabto” Xil. Xasan Laabsaalax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Doorashadu Waa Waajibaad, Waajibaadkana Cidna Lama Baryo, Waa qasab In Doorasho la Qabto” Xil. Xasan Laabsaalax
December 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay in qabashada doorashadu ay tahay waajib islamarkaana aan cidna laga baryayay qabsoomideeda.

COMMENTS
LINKS