|
|||||
WAJAALE NEWS
“Difaaca Dalku Waa Qasab, Somalilandse Nabada Ayay Ugaga Badinaysaa” Musharax Cirro.
December 6, 2023 - Written by Editor:FINLAND(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani oo lagu soo dhaweeyay dalka filand ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland mawqifka xisbiga ee dagaalada bariga Sidoo kale musharax cirro ayaa madaxwaynaha Somaliland ku dhaliilay jabkii ciidan soo gaadhay iyo sida ilaa hada aanay xukuumadiisu uga hadal maxaabiista ciidamada ee gacanta ugu jira huwanta laascanood. Dhanka kale musharax cirro ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ka meeraysanayso in dalka doorasho ka dhacdo halka taa badalkeegana ay uxusul duuban tahay dagaal. Related posts:Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Kulan la Yeeshay Musharixiinta Xisbiga Kulmiye Uga Sharaxan Golaha Deegaan... Daawo:War Bixin Xiiso Badan Oo Wariyaha Caanka ah Ee C/salaam Hereri Ka Diyaariyay Dhaqanada Ay Wada... Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee alka Iyo Sida Gudida Abaaruhu ubaal martay Bulsh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|