DAAWO;- Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Marxuum Abwaan Hure Wallan wal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Marxuum Abwaan Hure Wallan wal.
December 16, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay Magaalada burco Marxuum abwaan cismaan Ibraahim Warsame “hure walan wal” oo kamid ahaa bahda suugaanta somalida

Aaska Marxuum hure wallan wal ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan bahda hal abuurka iyo boqolaal kamid ah shacab ku dhaqan magaalada Burco.

COMMENTS
LINKS