Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye Tiro Badan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye Tiro Badan!
December 25, 2023 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Ciidanka booliska degmada wajaale ayaa gacanta ku soo dhigay khamri tiro badan oo la doonayay dalka somaliland lasoo galiyo.

Saraakiisha ciidanka booliska wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay uqabteen khamrigan iyo cida ay uqabteenba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS