Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo kulan la Qaatay Masuuliyiinta Haayadaha Dawlada Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo kulan la Qaatay Masuuliyiinta Haayadaha Dawlada Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay!
December 26, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Badhasaabka Gobolka Saaxil cali case ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta laamaha dawlada ee ka hawlgala gobolka kuwaasi oo uu kala hadlay sidii loo dardar galin lahaa shaqada ay qaranka uhayaan dhanka kale gudoomiye cali ayaa masuuliyiintan ka dhagaystay warbixint.

COMMENTS
LINKS