Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ee Magaalada Bristol Ku Dhawaaqay Isbadal Dalka Lagu Badbaadiyo Dalka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ee Magaalada Bristol Ku Dhawaaqay Isbadal Dalka Lagu Badbaadiyo Dalka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
December 14, 2023 - Written by Editor:

BRISTOL(W,N)-Aqoonyahanka iyo haldoorka jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka ingiriiska gaar ahaan beesha subeer awal ayaa iskugu yimid shir ay kaga arinsanayaan xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo haliska dagaalada wadata ee uu galay dalku

Sidoo kale dhalinayarada iyo aqoonyahanka subeer awal ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ay ku fashilantay hogaamintii dalka islamarkaana loo baahan yahay xiligan loo istaago sidii dalka looga badbaadin lahaa marxalada uu ku sugan yahayn

Dhanka kale aqoonyahanka iyo dhalinyaradan ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu dalka ka qabto doorasho deg deg ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS