Xisbiga Waddani Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Iscasilo Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Iscasilo Iyo Sobobta!
November 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga Waddani ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo ay sheegeen in uu ku fashilmay hogaaminta qaranka iyagoo ugu baaqay in uu xilka iskacasilo ismarkaana talada dalka ku wareejiyay cid doorashada gaadhsiisa

Sidoo kale hogaanka xisbiga waddani ayaa fariin adag udiray gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan gaal oo ay sheegeen in uu damacsan yahay in uu fashiliyo xeerkii doorashada isasaarka ah ee lagu heshiiyay.

COMMENTS
LINKS