Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wasiir Xukuumada kamid Ahi Doonayo In Lasii Daayo Ganacsatadii Bariiska Dhacay Dalka Keenay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wasiir Xukuumada kamid Ahi Doonayo In Lasii Daayo Ganacsatadii Bariiska Dhacay Dalka Keenay.
November 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Ucid Yuusuf Kayse ayaa ka hadlay bariis dhacay dawlada hoose ee caasimada hargaysi qabatay kaasi oo dalka laga soo galiyay dhinaca jabuuti

Sidoo kale xoghaye kayse ayaa sheegay in wasiir xukuumada katirsani ku hawlan yahay sidii loo siidayn lahaa bariiskan dhacay islamarkaana aan loosoo xidhin ganacsatadii bariiskan dhacay dalka soo galiyay.

 

COMMENTS
LINKS