Xabaalo Ku Yaala Gabiley Oo Daadku Soo Saaray Maydadkii Ku Aasnaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xabaalo Ku Yaala Gabiley Oo Daadku Soo Saaray Maydadkii Ku Aasnaa
November 3, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xabaalo ku yaala duleedka magaalada gabiley ayaa lafaha maydadkii ku aasnaa ayaa waxaa soo saaray daadka roobka oo xabaalihii ka dhigay laago

Dadka ka agdhow xabaalahan ayaa fariin udiray cidkasta oo usoo gurman karta maytidan sidii looga hagaajin lahaa roobabka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

COMMENTS
LINKS