“Waxa Nagu Soo Duuley Daaroodkii Kenya, Kii Calanka Buluuga Ah Sitay iyo Kii Ethiopia, Kaayagiina Wuu Raacay”Xil. Indho Indho | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxa Nagu Soo Duuley Daaroodkii Kenya, Kii Calanka Buluuga Ah Sitay iyo Kii Ethiopia, Kaayagiina Wuu Raacay”Xil. Indho Indho
November 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir Indhi Indho oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida ayaa ka hadlay xaalada laascanood isagoo sheegay in lagu duulay beeshiisa islamarkaana ay iyagu Somaliland wax la leeyihiin.

COMMENTS
LINKS