Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Jsl Oo Daah-furtay Hannaanka Casriga Ah Ee Adeegyada Dawlada Hoose. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Jsl Oo Daah-furtay Hannaanka Casriga Ah Ee Adeegyada Dawlada Hoose.
November 5, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa daahfurtay  Hanaanka Casriga ee Adeegyada qaarkamid ah Dawlada hoose ee dalka.

Kulan ayaa waxaa daahfuray wasiirka isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali suufi kaasi oo faah faahin ka bixiyay muhiimada uu dawlada hoose uleeyahay hanaanka casriga ah ee adeegyada ay bulshada uqabtaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS