Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Iyo Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Wasiirka Cusub Ee Beeraha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Iyo Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Wasiirka Cusub Ee Beeraha Jsl.
November 21, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ex wasiir Shucayb Maxamed muuse oo ka qaybgalay xafladii xil wareejinta wasiirka cusub ee wasaarada beeraha Somaliland ayaa khudbad uu ka jeediyay kaga hadlay taariikhda wasiirka cusub ee beeraha Axmed Maxamed Habane oo ay masuul dhalinyaro isagoo balan qaaday in uu la shaqayn doono.

COMMENTS
LINKS