Siyaasi Bogi Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Kursiga Iskaga Tago! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Bogi Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Kursiga Iskaga Tago!
November 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi bogi oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ee kasoo jeeda gobolka sanaag ayaa si adag uga hadlay xaaladaha  ee kasoo kordhay gobolka sool isagoo sheegay in xukuumadu ku fashilantay in ay gudato waajibka ka saaran ilaalinta shacabka

Sidoo kale siyaasi bogi ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu ku fashilmay hogaaminta dalka islamarkaana usoo jeediyay in uu iscasilo oo uu iskaga tago kursiga.

COMMENTS
LINKS