Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Beesha Habarjeclo Uga Socday Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Beesha Habarjeclo Uga Socday Magaalada Burco.
November 28, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Shirkii beesha habar jeclo uga socday magaalada Burco ayaa lasoo gabo Gabeeyay kaasi laga soo saaray qodobo la xidhiidha xaalada guud ee dalka iyo dagaalka lagu soo qaaday deegaamadooda gobolka sool

Sidoo kale war murtiyeedka kazoo baxay shirka habar jeclo ayaa lagaga hadlay qodobadii xalka unoqday khilaafka siyaasadeed ee dalka ee ay hore usoo saartay gudid beesha habar jeclo iyagoo golaha guurtida ugu baaqay in ay ansixiyaan xeerka horyaala ee isasaarka doorashooyinka Somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS