|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo kulan La Qaatay Wafti ka Socday Dawlada Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
November 2, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani cabdiraxmaan cirro ay kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya dalka somaliya kaasi oo safar ku yimid caasimada Somaliland, kaasi oo ay ka wada hadleen xaalada siyaasadeed ee Somaliland gaar ahaan laascanood iyo qabsoomida doorashooyinka isa saaran ee madaxtooyada iyo ta ururada siyaasada. Musharax cirro oo faah faahin ka bixinaya arimaha ay wada hadleen safiirka ayaa wuxu yidhi; “Waxaan wada-hadallo midho-dhal ah oo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee Somaliland maanta la yeeshay H.E. Mike Nithavriannakis,Safiirka UK, Ilyaas Malek,Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa.” Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Related posts:Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Been Abuur Cad Ku Tilmaamay Qandaraas Tvga Horn Cable Sheegay In Ci... DAAWO;Xulka Gobolka Gabilay Oo Kabaha La Dulmaray Xulka Gobolka Saaxil.iyo Natiijadii Ciyaarta Oo K... Waa Kuma Odayga Ama Siyaasiga Ka Soo Jeeda Beesha Bariga Burco Ee Maanta Odhanaya Saleebaanow Joog... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|