Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Somaliland Iyo Mawqifka Xisbigiisa Ee Dagaalada Bariga Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Somaliland Iyo Mawqifka Xisbigiisa Ee Dagaalada Bariga Jsl.
November 26, 2023 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani ayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah ay taageerayaasha xisbigu ugu sameeyay magaalada London ee dalka ingiriiska oo uu safar ku jooga iyaga badi hogaank xisbiga waddani

Musharax cirro ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland dagaalada bariga Somaliland iyo dareenada laga qabo in xukuumadu markale carqalad ku noqoto xeerka isasaarka doorashooyinka ee horyaala golaha guurtida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS