Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Ka Socday dawladda Ingiriisku? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Ka Socday dawladda Ingiriisku?
November 2, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya muqdisho kaasi oo ay ka wada hadleen xaalada gobolka sool iyo qabsoomida doorashada jsl.

COMMENTS
LINKS