Magacyadda Guddida Uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Usaaray Xeerka Isasaarka Doorashooyinka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magacyadda Guddida Uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Usaaray Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
November 19, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa gudi usaaray xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha wakiiladu usoo gudbiyay kuwaasi oo soo naaqishi doono xeerkan golaha horkeeni doono.

Gudoomiye :Xildhibaan Maxamuud Xareed Rooble

Xildhibaan Cawil Cismaan Maxamuud

Xildhibaan Cabdiqadir Maxamed Xasan

Xildhibaan Ibraahim Muxumed Aw-axmed

Xildhibaan Cumar Nuur Xasan Waaye

Xildhibaan Axmed Maxamed Cabdi Shide

Xildhibaan Maxamed Ducaale Qurux

Xildhibaan Sahal Iidle Dirir

Xildhibaan Cabdikariim Sheekh Cumar Furre

Xildhibaan Axmed Xaaji Cabdikariim Xuseen

Xildhibaan Ismaaciil Saleebaan Yuusuf

Xildhibaan Cabdicasiis Maxamed Gaax-nuug

Xildhibaan Daahir Cali Jaamac

Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf Sheekh Nuur

Xildhibaan Mustafe Xaaji Maxamed Daahir

COMMENTS
LINKS