|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliya Oo Sheegay In Ay Ku Hawlan Yihiin Sidii Laysku Waydaarsan Lahaa Maxaabiistii lagu kala qabsaday Dagaalkii Laascanood
November 25, 2023 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha dawlada somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa markale ka hadlay dagaalka udhexeeyay Somaliland iyo maamulka khaatumo ee gobolka sool isagoo sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii laysku waydaarsan lahaa maxabiistii dagaal ee labada dhinac kala haystaan iyo sidii xabad joojin loo gaadhi lahaa Sidoo kale madaxwayne xasan sheikh ayaa sheegay in ay ka walaacssan yihiin dib udhac ku yimaada doorashada Somaliland Dhanka kale madaxwayne xasan sheikh ayaa ka hadlay khilaafka dhinaca doorashooyinka ee ka taagan maamul goboleedka Punthland. Related posts:Daawo:Nuxurka Khudbad Xirsi Xaaji Cali Xasan Ka Jeediyay Munaasibad Loo Qabtay Taageerayaal Kusoo Bi... DAAWO ;Dareenka Xildhibaano Golaha Wakiilada Oo ku kala Aragti Duwanaa Go,aanka Lagu Laalay Wareejin... Daawo-Abwaan Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle Oo Si Adag U Taageeray Horumarka Dawlada Somaliland, Kuna B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|