Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Taakulo Gaadhsiiyay Ciidamada Difaaca Madaniga ah Ee ku Sugan Deegaanka Qori Lugud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Taakulo Gaadhsiiyay Ciidamada Difaaca Madaniga ah Ee ku Sugan Deegaanka Qori Lugud
November 10, 2023 - Written by Editor:

QORI LUGUD(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha subeer awal ayaa safar kutagay deegaanka qori lugud oo katirsan degmada buuhoodle halkaasi oo ay deeq taakulo ah gaadhsiiyeen ciidamada madaniga ee difaaca qaran ee beesha habar jeclo.

COMMENTS
LINKS