Madaxdhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Taageeray Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beesha Habar Jeclo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Taageeray Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beesha Habar Jeclo.
November 29, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo gudida beelaha garxajis oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa soo dhaweeyay qodobadii kazoo baxay shirkii beesha habar jeclo

Sidoo kale Madaxdhaqameedka beelah garxajis ayaa baaq culus udiray beesha dhulbahante ee duulaanka kusoo qaaday deegaanada beesha ay dariska yihiin ee habarjeclo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS