|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dhul Ku Wareejiyay Gudida Jaamacada Quraanka Al Cirfaan Ee Magaalada Arabsiyo!
November 26, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Dowlada Hoose ee magaalada Gabiley ayaa dhul dhan 1-Baloog ku wareejiyay gudida gacanta ku haysa dhisamaha Jaamacadda Aqoonta Diinta Al Cirfaan ee Magaalada Arabsiyo. Maayarka magaalada Gabiley oo ay weheliyaan mudanayaan katirsan golaha deegaanka ayaa Gudida dhismaha jaamacada oo uu hogaaminayo Ex xildhibaan Axmedyaasiin Sheekh cali Ayaanle ku wareejiyay 1Boloog ay dawlada hoose ee gabiley kaga qayb qaadanayso dhamaystirka jaamacada al cirfaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Xilkii ka Qaaday Badhasaabkii Gobolka Togdheer, Una Magacaabay Masuul Hore Usoo Qab... Xisbiga Ucid Oo Komishanka Doorashooyinka Ugudbiyay Liiska Musharxiinta Golaha Wakiilada Ee Gobolka ... Wasaaradaha Degaanka,Macdanta, iyo Ganacsiga Oo Iska Kaashanaya Qorshe Muddo Kooban Lagu Joojinayo I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|