|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Taiwan Ufadhiya Somaliland.
November 7, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee JSL Ambassador Allen Chenhwa Lou. KDQ waxa ay Safiirka warbixin ka siiyeen hawlaha diyaargarowga iyo derdergalinta hawlaha doorshaooyinka soo socda ee JSL.. KDQ ayaa Safiirka uga mahadnaqay sidii ay uga taageereen hirgalintii doorashooyinkii isku sidkanaa ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiilada, waxaanay ka codsadeen in la sii xoojiyo xidhiidhka labada dal gaar ahaan dhinacyada dimuqraadiyada iyo doorashooyinka.
Related posts:Daawo:Wasiiru Khaarajiga Somaliland Oo Ka War Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Gudiga Dabagalka Iyo Ilaa... Wariye Bushaaro Baandey Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco. Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, Kuna Bogaadiyay Shaqa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|