Haayada Dhawrista Tayada Jsl Oo War Kasoo Saartay Raashin Dhacay Oo Ay Soo Qabatay Dawlada Hoose Ee Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Dhawrista Tayada Jsl Oo War Kasoo Saartay Raashin Dhacay Oo Ay Soo Qabatay Dawlada Hoose Ee Hargaysa!
November 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada dhawrista tayada Somaliland ayaa war kazoo saartay bariis dhacay oo dawlada hoose ee caasimada hargaysa gacan ku dhigtay kaasi oo dalka kazoo galay dhinaca jabuuti.

Sidoo kale taayada dhawrista ayaa cadaysay in uu dhacay bariiskani islamarkaana aan suuqa lagu siidayn Karin,

COMMENTS
LINKS