|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cabdilaahi Dirawal Oo Si Wayn Uga Cadhooday Qodob Kamid Ah Go,aamadii Ay Soo Saareen Beesha Habar Jeclo.
November 29, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi iimaan dirawal ayaa ka hadlay qodobadii ay soo sareen beesha habar jeclo isagoo si cadho leh uga hadlay qodob kamid ah oo kamid ahaa qodobadii ay soo sareen Sidoo kale cabdilaahi dirawal eedo ujeediyay xisbiga waddani iyo beesha uu kasoo jeedo oo uu sheegay in ay doonayaa in madax ka noqdaan dalka iyagoo aragtidoodu kasoo horjeedo difaaca qarannimada somaliland. Related posts:Daawo:Xildhibaano Ka Socda Dalka jabuuti Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland Wasiirka Beeraha Somaliland Ka Dayriyay Xaalada Dhaqaale Ee Dalka, Sheegayna In Mushaharka Wasiirada... Xaalada Abaareed ee Ka Jirta Gobolka Gabilay+Xaaladooda Caafimaad Oo Adag+Geediga Dhimashada Duunyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|