Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Markale Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan Difaaca Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Markale Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan Difaaca Qaranka
November 27, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa markale ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday ee laysku soo bahaystay isagoo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan difaaca dalka

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay shir magaalada burco uga socda beesha habar jeclo isagoo ku sugan magaalada burco.

COMMENTS
LINKS