Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaaciyay In La Hawlgaliyay Dufcadii Afraad Ee Shaqo Qaran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaaciyay In La Hawlgaliyay Dufcadii Afraad Ee Shaqo Qaran.
November 29, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada jsl khaalid jaamac qodax ayaa maanta sirasmi ah ushaaciyay in la hawlgaliyay dufcadii afraad ee shaqo qaran kuwaasi oo lagu kala qoray wasaaradaha iyo haayadaha dawlada.

COMMENTS
LINKS