Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa.
November 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee qaban qaabada aaska marxuum eng maxamed xaashi cilmi oo ku geeriyooday magaalada riyaad ee dalka sucuudiga ayaa shaaciyay in maydkiisa dalka la keenayo maalinta isniinta marka ay saacadu tahay 10;45 oo laga soo dajin doono madaarka caasimada hargaysa

Sidoo kale gudida ayaa sheegay in lagu aasi doono xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS