Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Udhigay Ansixinta Xeerka Isasaarka Doorashooyinka Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Udhigay Ansixinta Xeerka Isasaarka Doorashooyinka Iyo Sobobta!
November 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida somaliland oo maanta ubalan sanaa gudo gal xeerka isasaarka doorashooyinka jsl ayaa dib udhac yimid kadib markii ay gudidii loo saaray ee golaha guurtidu ay sheegeen in ay ubaahan yihiin mudo dheeraad ah oo ay kusoo naaqishaan xeerkan

Sidoo kale gudoomiyaha golaha guurtida ayaa buuq iyo sawaxan hadheeyay fadhigii golaha kadib sheegay in mudo bil ah lasiiyay in ay gudidu kusoo naaqishto xeerkan oo uu sheegay in ay soo kharibeen golaha wakiilada oo iyagu hore usoo ansixiyay xeerkan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS