|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Degmada Saylac Oo Xilkii Ka Qaaday Maayarkii,Maayar Cusubna Doortay
November 23, 2023 - Written by Editor:SAYLAC(W,N)-Xildhibaanada golaha deegaanka degmada saylac ayaa xilkii ka qaaday maayarkii hore ee golaha deegaanka iyagoo doortay maayar cusub. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|