Garyaqaan Xuseen Shabeel Oo ka Hadlay Waxa Sharcigu Ka Qabo Qofka Dalka Soo Galiya Raashin Dhacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Xuseen Shabeel Oo ka Hadlay Waxa Sharcigu Ka Qabo Qofka Dalka Soo Galiya Raashin Dhacay
November 8, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan xuseen shabeel oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa ka hadlay waxa sharciga dalka ka qabo qofka ama shirkada raashin dhacay dalka soo galisa kaasi oo halis ku ah caafimaadk shacabka somaliland.

COMMENTS
LINKS