Xukuumada Somaliland Oo Markii Uhoraysay Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Ay Lacag Soo Baabacanayso! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Markii Uhoraysay Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Ay Lacag Soo Baabacanayso!
October 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warashadaha jsl Maxamuud xasan sacad “saajin” ayaa markii uhoraysay ka hadlay wararka sheegaya in baanka dhexe ee Somaliland soo daabacanayo lacag

Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in aanay jirin lacag xukuumadu soo daabacanayso balse ay ka fikirayaan sidii loo yarayn lahaa lacagta shilinka Somaliland eek u badatay suuqyada.

Dhanka kale wasiirka ganacsiga ayaa wax laga waydiiyay sobobta ay xal ugu heli waayeen kor ukaca qiimaha shidaalka iyo miciishada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS