Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Iibka Ay Xukuumadu Ku Hayso Dhulkii Danta Guud Iyo Fariinta Uu Udiray Ganacsatada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Iibka Ay Xukuumadu Ku Hayso Dhulkii Danta Guud Iyo Fariinta Uu Udiray Ganacsatada!
October 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani khaddar ayaa ka hadlay xaraashka ay xukuumadu ku wado dhulkii danta guud ee ay deganaayeen dadka danyarta ahi isagoo fariin udiray ganacsatada laga iibinayo dhulka danta guud ee ay ugu danbaysay linekii bilaysku oo dadkii deganaa saaka xoog lagaga raray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS