|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed Ciisood Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Hadalkii Xildhibaanada Reer Awdal Ee Wadada Wajaale.
October 23, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan axmed Ciisood katirsan mudanayaasha golaha deegaanka gabiley ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xildhibaano baarlamaanka katirsan oo kazoo jeeda gobolka awdal kuwaasi oo tagay wajaale sheegayna in wadada wajaale laga leexiyay awdal Xildhibaan axmed ciisood ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal xildhibaano iyo farogalinta ay ku sameeyeen arimaha gobolka gabiley isagoo ugu baaqay in lays ixtiraamo lagana xishooda sheegista wax aanad hubin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Muuqaalka Askari Katirsan Ciidanka Booliska Oo Si Arxandaro Ah Ugaraacaya Qof Dumar Ah. Gudida Horumarinta Degmada Ibraahim Koodbuur iyo Odayaasha Deegaanka Oromada oo Wasaarada Hawlaha Gu... “Ummad Laguma Qiimeeyo Sida Ay U Qadariso Kuwooda Hodanka Ah Ama Awoodda Leh, Ee Waxa Lagu Qiimeeyaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|