Wasiir Xukuumada Katirsan Oo Sheegay In Reer Sool Tageen, Awdalna Ay La Qabaan Tabashadooda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Xukuumada Katirsan Oo Sheegay In Reer Sool Tageen, Awdalna Ay La Qabaan Tabashadooda
October 27, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirka maalgashiga Somaliland oo ka hadlay munaasibad ayaa taageeray guuxa iyo tabashada reer awdal ka qabaan xukuumada madaxwayne biixi isagoo sheegay in reer sool tageen gobolka uu kazoo jeedaana uu taageersan yahay tabashadooda.

COMMENTS
LINKS