|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Hawalaha Guud Oo Soo Saartay Wareegto Ay Dawladaha Hoose Ee Dalka Kagala Wareegayso Maamulida Dhulka Danta Guud!
October 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland mustafe goodax ayaa 02/10/2023 soo saaray wareegto uu ku socodsiiyay dawladaha hoos ee dalka taasi oo uu ku faray in aanay maanta laga bilaabo wax shaqo ah ku lahayn maamulida dhulka danta guud, bixintiisa iyo qorshaynta beeraha Wareegtan wasaarada hawlaha guud ayaa waxaa ka dhashay dareen ay kaga soo horjeedaan mudanayaal kamid ah golayasha deegaanka kuwaasi oo sheegay in ay tahay faro galin maamulkooga ah HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA WASIIRKA;
Related posts:Daawo: Badhasaabkii Hore Gobolka Maroodi Jeex Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaa... DAAWO;Suldaan Maxamed cabdiqaadir Oo Taliyaha Ciidanka Booliska Ku Eedeeyay Dhacdadii Xalay Ee Xaa... Daawo:Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Fariin Qiiro Leh U Diray Shacabka Somaliland Meel... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|