Wasaarada Caafimaadka Oo War Kasoo Saartay Xanuun Maalmihii Udanbeeyay Dad Badan Sooritay Gobolada Hargaysa Iyo Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Caafimaadka Oo War Kasoo Saartay Xanuun Maalmihii Udanbeeyay Dad Badan Sooritay Gobolada Hargaysa Iyo Gabiley!
October 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland ayaa ka hadlay nooca uu yahay xanuun xumad ah oo maalmihii udanbeeyay haleelay dad tiro badan oo ku dhaqan gobolada maroodi jeex iyo gabiley

Sidoo kale agaasimaha caafimaadka ayaa fariin qaabka looga hortagi kara udiray bulshada reer somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS