Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Maray Fadhiisimada Ciidamada Ee Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Maray Fadhiisimada Ciidamada Ee Gobolka Sanaag.
October 15, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Taliyaha guud Ee ciidanka qaranka somaliland oo ku sugan gobolka sanaag ayaa kormeeray xeryaha ciidanka ee gobolka sanaag,

Sidoo kale taliyaha ciidanka qaranka s/g; Nuux Taani ayaa xilalkii u kala wareejiyay taliyaha qaybta 3aad ee gobolka sanaag oo masuuliyiin cusub loo magacaabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS