Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Dekeda Berbera Iyo Haamaha Kaydka Shidaalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Dekeda Berbera Iyo Haamaha Kaydka Shidaalka
October 15, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Taliyaha ciidanka Dab damiska Somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa kormeer uguurgalinta xaalada dekeda berbera iyo haamaha kaydka shidaal kusoo maray

Waxaana taliye sawaaxili kormeerkan ku weheliyay maamulka gobolka saaxil iyo masuuliyiinta dekeda berbera.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS